Qolobaa Calankeed: Perbedaan antara revisi
Konten dihapus Konten ditambahkan
Tidak ada ringkasan suntingan Tag: Suntingan perangkat seluler Suntingan peramban seluler Suntingan seluler lanjutan |
|||
Baris 20:
== Lirik ==
(𝄆) Qolobaa calankeedu,<
waa ceynoo, (𝄇)<
Innaga keenu waa,<
Cirkoo kala ee,<
aan caadna lahayn,<
Ee caashaqaye.
(𝄆) Xiddigyahay caddi waad,<
Naa ciidamisee, (𝄇)<
Carradaa keligaa<
adow curadee,<
cadceedda sideeda,<
caan noqo ee!<
(𝄆) Cashadaad dhalataa<
caloosheennee, (𝄇)<
Sidii culaygii<
cidaad marisee,<
Allow ha ku celin,<
"Cawooy!" dhahe ee
==Trivia==
|